Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Munasabadan ay ku qalin jabinayeen arday dhameysay fasalka sideedaad ee dugsiga hoose dhexe Sare ee Horseed ayaa lagu qabtay Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG maamulka Jubbaland.
Waxaana munaasabada ka soo qeyb galay maamulka iskuulka , waalidiin, Macalimiin, Dhalinyaro, arday , iyo qaybaha kale ee bulshada.
Liban Mohamed Abdi ayaa faah faahinaya.