Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-40 Ardey oo iskugu jira wiilal iyo gabdho oo dhameystey Xifdinta Quraanka kariim ah ayaa xaflad shahaadooyin lagu gudoonsiinaayo loogu qabtey hoolka weyn ee beerta Baydhabo
Xaflada oo si heersare ah loo soo agaasimey ayaa Waxaa ka soo qeybgalay masuuliyiin ka tirsan dowlada KGS , Maamulayaal madaariis, Maclimiinta, Waalidiin iyo Ardeyda madarasada daarul-najax ee Baydhabo.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali