Ardeyda wax ka barata degmada Hobyo oo codsaday jaamacado laga hirgaliyo degmadaas

0
64

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Ardayda wax ka barata degmada Hobyo ee Gobolka Mudug oo isku diyaarinaya imtixaannada shahaadiga ah ee dugsiga dhexe iyo sare ayaa sheegay in degmadaas aysan lahayn Jaamacado ay wax ka bartaan taas oo ay sheegeen in ay kamid tahay caqabadaha ay wajahayaan.
Waxaa ardadaan ay codsi u direen DFS iyo Maamulka Galmudug iyagoo dalbaday in Jaamacad looga furo degmadooda.

Warkaan waxaa soo jeedinaya: abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here