Arnold oo heshiis la gaadhay Kooxda Real Madrid.

0
62

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Xiddiga kooxda Liverpool ee Trent Alexander-Arnold ayaa si rasmi ah heshiis ula gaaray kooxda Real Madrid.

Saxafiga Fabrizio Romano ayaa sheegay in heshiiska uu Trent ugu biirayo Real Madrid uu noqday mid la dhammeystiray.

Heshiiskiisa Liverpool wuxuu dhacayaa dhammaadka xilli ciyaareedkan.

Trent Alexander-Arnold ayaa marar badan diiday heshiis ay u soo bandhigtay kooxda Liverpool si uu ugu biiro kooxda Real Madrid.

Haatan, xiddiga reer England ayaa heshiis la gaaray Real Madrid, wuxuuna si xor ah ugu biiro doonaa kooxda dhammaadka xilli ciyaareedkan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here