Astaamaha nabad-gelyada waddooyinka oo kismaayo laga hirgeliyay.

0
31

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Maamulka dowladda hoose iyo Booliiska magaalada Kismaanyo ee caasimadda ku meel-gaarka ah u ah maamulka Jubaland ayaa si wada jir ah waxaa ay qaar kamid ah waddooyinka magaaladaas uga hirgeliyeen calaamadaha kala haga gawaarida si loo xaqiijiyo bed-qabka waddo maridda ee kismaannyo.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidaahir Garaad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here