Baaq Nabadeed oo loo jeediyay Beelaha Walaalaha ah ee ku Dagaalamaya degaano katirsan Sh/Dhexe

0
57

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Qaar kamida wax garadka gobolka shabeellaha dhaxe oo kulan ku yeeshay magalada Muqdisho ayaa baaq nabadeed u diray beelo wada daga gobolka shabeellaha dhaxe oo xiisad oo xiisad dhex martay ka taagan tahay degaano hoos yimaada degmooyinka Cadale Iyo Aadan Yabaal.

Warkan waxaa soo jeedinaya:- Abdulahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here