Baaritaano Caafimaad oo lacag la’aana oo loo sameynayo ardeyda Baladweyne.

0
38

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)–Dr Cabdifitaax Aadan Cismaan oo kamid ah dhaqaatiira ku taqasusay Cudurada ku dhaca indhaha iyo daweyntooda ayaa macalimiinta goobaha waxbarashada ugu baaqay ineey la socdaan habka araga arayda ay waxbarayaan si looga hortago cudurada qarsoon ee saameynta u geeysta indhaha.

Dhaqatarka ayaa gobaha waxbarashada ee Baladweyne u diyaariyay qorshe baaritaano lacag la aan ah loogu sameynayo ardayda si loola socda xaaladda indhahoda.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdifitah Mohamed Ahmed

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here