Baarlaamanka Galmudug oo loo gudbiyay Hindise-Sharciyeedka Maalgashiga Shisheeye Galmudug.

0
3

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Hindise-Sharciyeedka Maalgashiga Shisheeye ee Galmudug oo ay golaha wakiillada u soo gudbisay wasaaradda Qorsheynta ayaa guddiga maaliyadda Ganacsiga iyo warshadaha waxay goloha u soo jeediyeen qodobada lagu darayo iyo kuwa wax laga badalayo ee Hindise-Sharciyeedka.

Waxaa soo jeedineya: Abdullahi Abdukadir Nor.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here