Baarlamaanka Galmudug oo shir ka yeeshay ansixinta Gobolo iyo degmooyin cusub.

0
54

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Dowladda Galmudug, Dr. Maxamed Nuur Gacal, ayaa shir guddoomiyay kalfadhiga 12-aad kulankiisa 4-aad ee Guddiga Joogtada ah.

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray arrimaha la xiriira ansixinta gobollo iyo degmooyin cusub oo lagu darayo maamulka Galmudug.

waxaana inoo soo jeedinaya-Abdullahi Abdulkadir Nor.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here