Baarlamaanka Soomaaliya oo Ansixiyay oo Hindise-Sharciyeedka tacliinta sare.

0
40

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Guddoomiye ku xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar oo uu wehliyo guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa shir guddoomisay Kulanka 35-aad kalfadhiga 5-aad ee Golaha Shacabka.

Ajendaha kulanka ayaa waxa uu ahaa akhrinta sedaxaad iyo u codeynta hindise sharciyeedka Tacliinta Sare ee Qaranka oo ay soo gudbisay Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

warkan waxaa soo jeedinaya:Abdifitah Mohamed Ahmed

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here