Bahda caafimaadka Gaalkacyo oo ku dhawaaqey shaqo joojin kadib dilkii Dr Zakariye .

0
89

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Bahda caafimaadka Galmudug ee ku sugan Gaalkacyo ayaa ku dhawaaqey shaqo joojin degdeg ah taas oo ku aadan dilkii Gaalkacyo lagu geystey Aallaha u Naxariiste Dr Zakariye Cabdi Jaamac oo aano qabiil lugu dilay habeen ka hor Galkacyo.

Waxaa faah faahinta haaya-Abdulahi Abdulkadir Nor

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here