Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Ciyaraha ayaa door weyn ka qaata isdhexgalka bulshada Nabadda iyo xasiloonidda iyado dhalinyaro badan ay degmooyin badan iskaga yimaadan si ay qeeb uga qaatan isdhexgalka bulshada ee dhanka ciyaraha .
Abdirahman Omar Jimcale gudoomiyaha sports magaalada Dhuusamareeb ee casimada galmudug iyo Ana’s macalin salaad oo ah Tababare ka ka tirsan bahda Ciyaraha casimada galmudug ee Dhuusamareeb ayaa bahda Ciyaraha galmudug ugu baaqay hormarinta Sports iyo isdhexgalka bulshada.
Warkan waxaa soo jeedinaysa: Sacdiyo Abdulkadir Yusuf