Bahda warbahinta galmudug oo loogu baaqay inay ka qeeb qaatan hormarinta Nabadda deeganka.

0
23

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Mubarak Ahmed Cabdulle iyo Ubax Abdullahi Cabdulle oo ka qeebgalayeey barnaamijka dooda todobaadka ee radio daar dheer ayaa Bahda warbaahinta deeganadda Galmudug igu baaqay inay door muuqda ka qaataan horumarinta nabadda iyo xasiloonida deegaanka.

Wariyaasha ayaa tilmaamay in warbaahintu ay tahay aalad awood leh oo lagu mideyn karo bulshada, laguna dhiirrigelin karo wada noolaansho iyo iskaashi, iyagoo ku booriyay saxafiyiinta in ay ka fogaadaan wararka kicin kara colaad ama khilaaf bulsho.

Waxaa soo jeedinaysa:Sacdia Abdulkadir Yusuf.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here