Balcad oo Martigelisay Tartan Ciyaareed oo Lagu Maamuusay 1-da Luuliyo.

0
11

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa martigelisay tartan kubadda cagta ah oo loogu dabaal-dagayay toddobaadka xorriyadda, gaar ahaan xuska maalinta 1-da Luuliyo, oo ku asteysan maalinta xorriyadda gobollada Koonfureed ee Soomaaliya.

Tartankan oo si weyn loo soo agaasimay ayaa waxaa ka qeyb galay kooxo dhalinyaro ah oo ka kala yimid xaafadaha degmada Balcad, waxaana sidoo kale ka soo qeyb galay mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Goboleedka Hirshabeelle.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdifitah Mohamed Ahmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here