Bandhig cilmiyeedka sanadle ah oo lagu qabtay Gaalkacyo.

0
64

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Bandhig cilmiyeedka todobaadka oo ah mid la qabto sanad kasta ayaa ka furmay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug,

Waxaana bandhig cilmiyeedkan oo muhiim u ah in ardaydu ay ku soo bandhigaan wixii ay barteen ayaa sanadkaan waxaa soo bandhigay ardayda jamacadda Modern ee Gaalkacyo.

Warkan waxaa soo jeedineysa: Hamdi Diriye Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here