Bandhiga todobaadka ganacsatada Soomaaliya iyo Kenya oo logu qabtay Nairobi

0
41

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Bandhiga Todobaadka Ganacsatada ee Soomaaliya iyo Kenya ayaa si rasmi ah uga furmay magaalada Nairobi, iyada oo diiradda lagu saaray kobcinta xiriirka ganacsi ee labada dal iyo ka faa’iideysiga fursadaha maalgashi ee ka jira.

Munaasabadda, oo ay ka soo qayb galeen ganacsato, maalgashadeyaal, iyo madaxda dowladaha, ayaa lagu lafa guray fursadaha is-dhaafsiga ganacsiga, maalgelinta mashruucyada horumarineed, iyo sidii looga gudbi lahaa caqabadaha hortaagan koboca dhaqaalaha ee labada waddan.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here