Bandhigga Suuq-weynaha Muqdisho oo la soo gabagabeeyay

0
35

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Bandhigga suuqweynaha sanadlaha ah ee Muqdisho ayaa lagu soo gabagabeyay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka. Suuqweyanhan ayaa lagusoo bandhigaa adeegayada ganacsi ee ugu waa weyn caasimadda wxaaana ka qeybgalaya masuuliyiin ka tirsan Dowladda, ganacsatada iyo qeybaha bulshada wuxuuna socday muddo seddex maalmood ah.

Warbixintan waxaa haysa, Hamdi Diiriye Cali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here