Bankiga dhexe ee Soomaaliya oo Muqdisho ku qabtay shir-cilmiyeed looga hadlayay Siyaasadda Dhaqaalaha Dalka

0
47

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa Muqdisho ku qabtay shir-cilmiyeed looga hadlayay Siyaasadda Dhaqaalaha Dalka, Kulanka ayaa diira lagu sara cilmi baris ku aaddan sida wax ka bedel luugu samey laha dhaqalaha dalka iyo aragtiyo kala duwan
Waxaana kulanka ka soo qayb galay Madaxda banking dhexe, wasiiro iyo Xubno ka socday. xafiiska Reysul wasaaraha.

Warkan waxaa soo jeedinaysa:- Sacdiyo Abdulkadir Yusuf 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here