Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Maamulka degmada Baraawe iyo masuuliyiin katirsan wasaaradda waxbarashada Koofur galbeed ayaa degmada Baraawe ka dhagax dhigay xafiisyo waxbarasho iyo goobo loogu talagalay tababarka macalimiinta.
Qaar kamid ah madaxdi ka socotay wasaaradda waxbarashada ayaa ka hadlay.
Gudoomiyaha Baraawe ayaa sheegay in ka maamul ahaan ay diyaar u yihiin iney ka qeyb qataan dhismaha xarumaha danta guud garahana kuwa waxbarashada.
Warbixintan waxaa faah faahinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor