Baraawe oo lagu qabtay tababar ku saabsan isku xirka Bulshada iyo Booliska.

0
66

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)Wasaaradda amniga maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta magaalada Baraawe kusoo gabagabeysay tababar lagu baranayay isku xerka bulshada iyo ciidamada Booliska.

Tababarkaan oo socday muda shan maalin ah ayaa waxaa ka qeeybagalay,maamulka degmada Baraawe,Sarakiil ka tirsan booliska maamulka Koonfur Galbeed iyo qaar kamid ah Bulshada ku nool magaalada Baraawe.

Warkan waxaa faah faahinaya:-Abdifitah Mohamed Ahmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here