Barakacayaal ku nool Baydhabo Oo dalbadey in la Caawiyo

0
72

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Iyadoo Weli lagu gudo jiro Bisha Ramadaan ayaa waxaa jira dad badan oo wajahayaan Xaalado adag Maadaama aysan gaarin gargaarkii ay u baahnaayeen balse ay jiraan dad badan oo isugu jira Barakacayaal iyo danyarba la gaarsiiyey gargaar kala duwan.

waxaa soo jeedinaya : – Ahmed Mohamed Jama

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here