Barakacayaal ku nool Baydhabo oo codsaday in gargaar loo fidiyo

0
20

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Ku dhowaad 20 qoys oo ku nool kaamamka ku yaalla duleedka Magaalada Baydhabo ayaa waxaa xiligaan soo wajahay xaalad Nolool xumo madaba aysan haysan wax ay noloshooda ku maareeyaan. Qoysaskan barakacayaasha ayaa hay’adaha iyo maamulka Dowladda Koonfur galbeed gaar ahaa guddiga qaxootiga iyo barakacaaysha koofur galbeed Somaaliya ka codsaday in gargaar bini’aadannimo lala soo gaaro.

Warkan waxaa soo jeedinaysa: Sacdiyo Abdulkadir Yusuf

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here