Barakacayaal ku nool Beydhabo oo loo qeeybiyay deeq Raashiin ah.

0
69

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Ku dhawaad 1000 qoys oo degan Kaamamka Magaalada Baydhabo ayaa loo qeybi deeq rashiin ah waxaana  soo gaarsiiyey Wasiir Kuxigeenka Wasaarada  Awqaafta iyo Arimaha Diinta ee Xukumada Soomaaliya.
Qoysaskaan oo ka soo barakacay Abaarihii ka jirey dalka ayaa loo qeybiyey Bariis , Timir ,  iyo Saliid iygoo baahi weyn u qabay deeqdaan la soo garsiiyay.

Wasiir kuxigeenka wasaradda awqaafta iyo arrimaha diinta Koofur galbeed ayaa ka warbixiya deeqda la soo gaarsiiya qoysaska danyarta.

Warkan waxaa soo jeedinaysa:-Sacdiyo Abdulkadir Yuusuf.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here