Barakacayaal ku nool degmada Deyniile oo codsday in la caawiyo

0
22

Barakacyaashaan oo ku nool Degmada Deyniile ee Magaalada Muqdisho ayaa Xilligaan waxaa soo food saartay duruufo dhanka nolosha sida Biyo la’aan Hoy la’aan iyo Raashiin la’aan.

Qoysaskaan oo u badan Haween , Caruur iyo Odayaal waxaa ay kasoo barakaceen Sabiib iyo Caanoole maadaamaa ay saameeyn ku yeelatay abaaraha ka jira dalka.

Warkan waxaa soo jeedinayas: Hamdi Dirie Ali

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here