Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Qoysaskan oo ahaa xoola dhaqato iyo beeralay ayaa kasoo barakacay deegaano hoos yimaada Degmada Xaraardheere ee gobolka Mudug ka dib markii xoolahoodi iyo beerihii ay ku tiirsanayeen ay ku waayeen abaarihii ba,anaa ee dalka soo dhacay ayaa waxaa soo gaareen Magaalo madaxda Galmudug ee Dhuusamarreeb
Kaamka ay ku noolyihin barakayasshan oo lagu magacaabo Alcadaala kuna yaala duleedka xafada Horseed ee Magaalada Dhuusamareeb ayey ku wayahayaan xaalado nolol xumo.
Hamdi Dirie Ali ayaa warbixintan diyaarisay.