Barakacayaasha ku nool Kaamka Harqaboobe ee duleedka Waqooyiga magaalada Baladweyne ayaa Hey’adda Samafalka iyo bulshada Soomaaliyeed, ka codsaday in ay lasoo gaaraan Bac roobaad maadaama uu bilowday xilliga roobka.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali


