Barakacayaal ku nool duleedka Muqdisho oo codsday gargaar biniaadamnimo

0
63

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Xili ay dalka ka jirto abaar bahsan ayaa qoysas Barakacayaal ah oo ku nool duleedka Muqdisho ayaa codsday gargaar biniaadamnimo .
Qoysaskaan oo ku nool kaamka diini deegaanka lafoole ee duleedka Magaalada Muqdisho ayaa waxaa xiligan heysata duruufo kala duwan oo ay ka mid tahay Hoy la’aan, Caafimaad darro iyo Raashin yari.
Barkacyaashaan ayaa Wax ay iskugu jiraan dadkaan ka soo barkacay deegaanka qoryoolee ee Gobalka Shabeelaha hoose iyo kuwa hore u daganaa kaamka.

Warkaan waxaa soo jeedinaysa: Sacdia Abdulqaadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here