Barakacayaal ku nool Galkacyo oo sheegay in la barakicinayo.

0
117

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)–Qoysykan barakacayaasha ah ee ku nool Kaamka wada-taal ee magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa ay sheegeen inay haystaan caqabado ah in lagu haysto haka ay deganyihiin.

Qaar kamid ah qoysaskan ayaa waxaa ay ka warbixinyeen xilliga ay soo degeen kaamkan iyagoo maamulka ugu baaqay in cabashadooda wax laga qabto.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Ahmed Mohamed Jama.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here