Barakacayaal ku nool magalada Baladweyn oo Codsaday in la caawiyo

0
7

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Qoysas barakacayaal ah oo ku nool magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan ayaa codsaday in laga caawiyo xaaladda nololeed adag ee ay ku sugan yihiin. Barakacayaasha ayaa sheegay in ay la daalaa dhacayaan baahiyo badan oo ay ka mid yihiin hoy la’aan, biyo, cunto iyo adeegyo caafimaad.

Warkan waxaa soo jeedinaysa: Sacdio Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here