Barakacayaal ku nool Muqdisho oo loo sameeyay olole indho fiiqis ah

0
11

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Dad gaaraya 1000 oo iskugu jura dad dalka ku soo labtay iyo kuwa gudaha dalka ka Soo barakacay ayaa magaalada Muqdisho ee casimada dalka loogu sameeyay olole indho fiiqis ah lacag la’aan ah.
Dadkan ayaa isku jura dad waayeel ah iyo danyar aan awoodin adeegyadda caafimaadka.

Guddoomiyaha Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaa Qaranka Ahmed Xuseen Cilmi ayaa ka warbixiya adeegyada ololaha indha fiiqista lacag la,aan ee loo sameeya dadka danyar iyo Barakacayaa isku jura.

Warkaan waxaa soo jeedinaysa: Sacdiyo Abdulqadir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here