Barakacayaasha Kaamka Wardheer ee Caabudwaaq oo codasay in gargaar Bini’aadanimo loo fidiyo

0
65

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer):- Barakacayaasha Kaamka Wardheer ee Caabudwaaq oo codasay in gargaar Bini’aadanimo loo fidiyo.
Boqolaal qoys oo ku nool Kaamka Barakacayaasha Warsheer oo ku yaalla duleedka Degmada Caabudwaaq ee gobolka Galguduud ayaa sheegay inay qabaan baahiyo nololeed oo liitada. Barakacayaashan oo kasoo hayaamay deegaanno kala duwan ayaan haysan adeegyada aasaasiga ah ee nolosha sida biyaha, Caafimaadka iyo waxbarashada.

Warkaan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here