Barakacayaasha ku nool Dhuusamareeb oo loo sameeyey baaritaano caafimaad oo lacag la’aan ah.

0
12

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Qaar ka mid ah xirfadlayasha caafimaadka ee ka howlgala xarumaha caafimaadka magalaada dhuusamreeb ee casimada galmudug ayaa baaritaano caafimaad oo lacag la,aan ah u sameeyey
Barakacayaasha ku nool magaalada Dhuusamareeb garahan kaamamka Arlaadi iyo Amaano kuwa oo ay ku nool yihiin boqolaal qoys oo Barakacayaal ah.

Warkan waxaa faah faahinaysa: Sacdiyo Cabdulqaadir Yuusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here