Barakacyaal kunool gobolka Shabellaha dhexe oo la gaarsiiyey deeq gargaara.

0
98

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Qoysas ku nool Deegaanka Mir-taqwe ee gobolka shabellaha dhexe ayaa loo qeybiyay deeq raashin ah oo iskugu jirta bur, bariis iyo timir taasoo ka timid hay’adda mareynta masiibooyinka qaranka.

Qeybinta deeqdan ayaa waxaa goob joog ka ahaa xildhibaan ka tirsan baarlamanka Hirshabeelle, gudomiyaha degmada Mahadaay, gudomiyasha 4 tuulo ee hoos yimaado degmada Mahadaay iyo wakiilo ka socoday hay’adda Sodma.

Waxaa soo jeedinaya:Liban Mohamed Abdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here