Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Barakacyaashan oo kunool Kaam Tuulo-Oog ee xafada Dayax magalada Dhuusamareeb ayaa kacabanaya xaalad nololeed oo heysta dadka kujira kaamkan.
Horjogayaasha kaamka ayaa sheegay in xalada ay uga siidartay daadadki dhawaan kudhuftay magalada oo sameyn weyn kuyeeshay bulshada barakacyaasha ah ee kaamka kujira
Warkan waxaa soo jeedinaya:-Abdulahi Abdulkadir Nor