Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS Biixi Iimaan Cige ayaa bogaadiyay xildhibaannada Golaha Shacabka ee maanta ansixiyay Hindise Sharciyeedka Sharciga Canshuurta Dakhliga.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor