Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Dhamaan akhristayaasha iyo Dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamij gaar ah oo ku saabsan Maalinta Caalamiga ah ee Joojinta Isla xisaabtan la’aanta dambiyada ka dhanka ah saxafiyiinta 2 November 2023.
Barnaamijkan waxaa soo jeedinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor