Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Dhamaan akhristayaasha iyo Dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamij gaar ah oo ku saabsan xuska maalinta caalamiga ah ee caafimaadka dhirta oo sanad kasta loo dabbaaldego 12-ka May 2024.
waxaana inoo soo jeedinaysa:-Xamdi Diiriye Cali