Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer):–Dhisida awoodaha uqareemida iyo isla xisaabtanka bulshada ee hey,adaha bulshada rayidka ah oo ay qeyb ka yihiin haweenka,dhalinyarada iyo dadka naafada ah ayaa jowhar laga daah furay , waxaana laga fulin doonaa jowhar iyo baydhabo.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya:- Liban Mohamed Abdi