BARNAAMIJYADdA Barnaamijka Caafimaadka ee Radio Daar-Dheer By admin - February 12, 2023 0 57 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)Dhamaan akhristayaasha iyo Dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Caafimaadka ee Idaacadda Daar-Dheer, waxaana inoo soo jeedinaysa-Sacdiyo Cabdulqaadir Yuusuf.