Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer):- Barnaamijka Hormarinta Nabada Ee Radio Daar-Dheer asbuucan waxaan kusoo qaadanaynaa wasaaradda arrimaha DFS oo magaalada muqdisho ku qabatay Shir lagu heshiisiinayo beelo muddo ku dagaallamayay deegaanno ka tirsan gobolka Galguduud.
Waxaa Barnaamijka soo jeedinaya:-Abdidahir Garad Ali