Baydhabo oo laga daahfurey tababar ku Sabsan Xirfadda Hogaamineed ee Dhallinyarada.

0
58

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Gudoomiyaha Gobolka Baay ayaa Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka bay ka daahfurey Tababar kusaabsan Xirfadda Hogaamineed ee Dhallinyarada .
Tababarka ayaa ku sabsana sidi dhalinyaradu door muhiim ah uga qaadan lahayeen doorka hugaamineed ee maamulka Waxana soo qaban qaabiyay ururka dhalinyarada koofur galbeed Somalia . Waxana ka soo qeeb galey qeybaha kala duwan ee dhalinyarada ku Nool deeganada koofur galbeed Somalia

gudoomiyaha gobolka Baay Abdifitax Mohamed Ibrahim oo Tabarka si rasmi ah u dahfurtey ayaa dhalinyarada kula dardarmay inay ka faa,iideystaan tabarka

Warkan waxaa soo jeedineysa:-Sadio Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here