Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Shirkan oo dhowrkii maalmood ee lasoo dhaafay ka socday deegaanka Laasxaadow ee duleedka Dhuusamareeb, waxaa ka qayb-galay maamullada Degmooyinka Guriceel iyo Dhuusamareeb, Cuqaal iyo qaybaha kala duwam ee bulshada. Shirkan waxaa lagaga gol laha ain xal lagaga gaaro colaado soo laa-laabtay oo u dhexeeyay beelo walaalo ah oo wada deggan deegaanka Laasxaadow.
Warkan waxaa faah faahinaya: Abdidahir Garad Ali