Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Iyadoo deegaanka Awdiinle ee Gobolka Baay uu ka mid ah deeganada wax soo saarka beeraha caanka ku ah ayaa Gudoomiyaha Deegaanka Awdiinle Ibrahim Maxamed Nuur oo boogasha ku tagey qaar ka mid ah Beeraha Khudaarka ee Deegaanka ayaa beereyda igu baaqa sara u qaadista wax soo saarka beeraha.
Warkaan waxaa soo jeedinaysa:sacdia Abdulkadir yusuf