WARARKA Beeralayda tuulooyin hoos taga magaalada Beledwayn oo agabka beeraha lagu wareejiyay By admin - March 27, 2025 0 75 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Hay’adda Zamzam Foundartion oo kaashanaysa midowga Yurub ayaa beeralayda 5 tuulo oo hoos yimaada Magaalada Beledwayn waxaa ay ku wareejisay agabka beeraha. Warkan waxaa faah faahinaya: Ahmed Mohamed Jama http://radiodaar-dheer.so/wp-content/uploads/2025/03/Warka-Beralayda-by-AHMED-M-JAMA.mp3