Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Waxaa lagu guda jiraa xiliga guga, waxaana cabisi weyn soo wajahday dadka beeraleyda ee kunool tuulooyinka hoosyimaada magaalada Jowhar ee caasimada maamulka gobaleedka Hirshabeelle.
Ahmed Mohamed Jama ayaa faah-faahinaya