WARARKA Beraleyda degmada Mahaday oo ka cabanaya Cayayaan saameeyay tacabka Beeraha. By admin - June 19, 2024 0 206 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Tuulada xudurciise oo kamid ah tuulooyinka hoos taga degmada mahadaay ee gobolkani shabellah dhexe ayaa ka cabanaayo cayayan sameyaya dagaladii u beranaaa beeraleyda. Warkan waxaa soo jeedinaya:Abdifitah mohamed Ahmed http://radiodaar-dheer.so/wp-content/uploads/2024/06/Abdifitah-beraleyda-tuulo-ciise.mp3