Biyo dhaamin loo sameeyay qoysas danyar oo ku nool duleedka Baydhabo

0
49

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiirka Wasaaradda Amniga maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa biyo dhaamin u sameeyay qoysas danyarta ee ku nool duleedka Magaalada Baydhabo.

Qoysaskaan ka faaidaystay deeqdaan biyo ah ayaa isugu jira Haween,Caruur iyo Odayaal kuwaas oo badan xoolo dhaqato iyo Beeraleey.

Warkan waxaa faah faahinaysa: Hamdi Dirie Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here