Biyo dhaamin loo sameeyey Barakacayaal ku nool duleedka Baladweyn

0
41

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradda Tamarta iyo Biyaha ee Maamulka Hirshabelle ayaa deegaanadda Baanyaaleey, Bukuri, Xagarta iyo deegaano kale oo dhowr ah, ka sameysay deeq biyo dhamin kuwaas oo ay ku nool yihiin qoysas badan oo barakacayaal ah.

Sidoo kale, Wasaaradda Tamarta iyo Biyaha Hirshabelle ayaa qoysaskaasi ku taageertay agabka biyo ah lagu keyd sado oo ay si weyn ugu baahnaayeen, qaybna ka qaadanaysa yareynta dhibaatooyinka biyo la’aanta ee haysata bulshada barakacayaasha ah ee Halkas ku nool.

Warkan waxaa soo jeedinaysa: Sacdio Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here