Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)Gobolka Mudug ee Soomaaliya ayaa muddo dheer la daalaa dhacayay dhibaatooyin la xiriira biyo yari, taas oo saameyn xooggan ku yeelatay bulshada iyo xoolaha ku nool deegaannadaas. Deegaanno badan oo ka tirsan gobolka ayaa wajahaya xaalado adag oo biyo la’aan ah, taas oo ka dhalatay abaaro isdaba joog ah iyo roobabkii la filayay oo aan di’in
Warkaan waxaa soo jeedinaya:Abdullahi Abdulkadir Nor