Biyo la’aan ka jirta deegaanno ka tirsan koonfur galbeed.

0
32

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaarada Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Dowalad Gobaleedka Koonfur Galbeed ayaa baaq u dirtay dhamaan Hay’adaha ka howl gala Deegaanada Koonfur Galbeed kaasi oo ah in si Deg Deg ah looga jawaabo Xalaadaha biyo yarida ah ee soo food saartay deegaano badan oo Katirsan Koonfur Galbeed.

Deeganada Biyo yarid ay ka jirto waxaa kamid ah xudur waajid iyo buur hakabo

Warkan waxaa faah faahinaya: Abdifitaha Mohamed Ahmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here